qosolgariir
(m.l)

Qosol naxdin iyo yaxyax keenaan.

qosolgariir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Naxdin iyo yaxyax awgood la qoslid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qosolgariir

qosolgariirid [m.f.dh]
eeg qosolgariir².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg