qosolgariirid
(m.f.dh)eeg qosolgariir².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qosolgariirid ↴
qosolgariir [m.l]
Qosol naxdin iyo yaxyax keenaan.
qosolgariir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Naxdin iyo yaxyax awgood la qoslid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg