qotomi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Weel, qori iwm salka dhulka u dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qotomi ↴
taag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Wax meel joojin. 2. Wax kor u qaadid. 3. Wax qotomin. 4. Isku t.: qof ama wax lid noqosho. 5. Isku t.: wax dushooda ku joogsasho. 6. Isku t.: dhar qurxoon xirasho.
qotomid [m.f.dh]
eeg qoton². ld qoton¹ (2).
qotomin [m.f.dh]
eeg qotomi.
qoton [m.l]
1. Joog; dherer, taagnaan. 2. ld qotomid.
soog [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Wax qotomin.
qoto [m.dh]
ld qoddo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg