qotonso
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-saday, -satay)

1. (f.g) Weel, qori iwm meel si joog ah u joojin. 2. (f.mg) Meel fadhiisasho ama istaagid (qof).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qotonso

qotonsasho [m.f.dh]
eeg qotonso. ld qotonsad, qotonsi.

qoton [m.l]
1. Joog; dherer, taagnaan. 2. ld qotomid.

qoton [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-omay, -ontay; -omi)
Weel, iwm meel salka ku hayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg