qoyid
(m.f.dh)

eeg qoy.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoyid

dheel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eelay, -eeshay)
1. Ciyaarid. 2. Wax qabow habeenkii ku dhacay dartii la qoyid.

fashaq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Wax aad u qoyid.

sayax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Wax gabaddano ku qoyid.

qoy [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-yay, -yday)
Wax qoyaan gaarsiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg