qub
(m.l)

Diir; dub; qolof.

qub
(Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone)

Shanqar, dhawaaq (wax la garaacay).

qub
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)

Wax weel gudahiisa ku jira daadin.

dhuqub*

Dheeq jidiib Mar leh


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qub

aadiraac [m.l]
Dhicinta uu neef markaas rimay dhiciyo; qubeys.

daado [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-aatay, -aadatay)
1. Wax meel ku jiray qubasho. 2. Qosol la d.: ilaa laga ilmeeyay qoslid (dad badan).

waaray [m.l]
Nooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo meelaha uu ka soo bilowdo webiga Shabeelle iyo agagaarka magaalada Iimey. Qubleey, maanyo, manyiikay, libin.

wadaamaqubo [m.dh]
ld wadaamaggoysyo.

xabaalo [m.l]
1. Qubuuro. 2. eeg xabaal².

beeri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Miro sida lawska yicibta iwm. qubka sare ka qaadid.

caanaqub [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Naasley caws ku nool ah, qodxo dhaadheer oo mardimo caddaan iyo madow isku xiga dusha ku leh; kashiito; yaadaddo; dhiddo.

cuqubayn [m.f.dh]
eeg cuqubee.

cuqubaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Qof cuqubo ku dhacday ahaansho.

cuqubaysnaan [m.f.dh]
eeg cuqubaysan. ld cuqubaysnaansho.

q [m.dh]
(qa') Xarafka lix iyo tobnaad ee alifka soomaaliga oo shibbane ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg