qubid
(m.f.dh)eeg qub².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qubid ↴
darfi [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
1. Derin, maro iwm daraf u yeelid. 2. Hoore qubid.
qub [m.l]
Diir; dub; qolof.
qub [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Shanqar, dhawaaq (wax la garaacay).
qub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Wax weel gudahiisa ku jira daadin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg