qudde
(m.l) (-dayaal, m.l/dh)1. Qori dabo dheer oo la qabsado leh oo biyaha la darsado. 2. ld qunde (2). Fandhaal weyn oo qori ka samaysan; qarsin; dhure.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qudde ↴
qarsin [m.l] (-nno/-immo, m.dh)
Fandhaal weyn; qudde.
qorequdde [m.l] (-dayaal, m.l/dh)
Qori madow oo inta la jejebiyo kaneecada guryaha looga shido, oo gabdhaha la guday iyo naagaha umusha ah loogu uumiyo.
quddee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
Qudde ku la shub.
quddeyn [m.f.dh]
eeg quddee.
qunde [m.l]
1. Hilib weyd ah oo la engejiyey. 2. ld qudde.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg