quddeyn
(m.f.dh)

eeg quddee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quddeyn

qudde [m.l] (-dayaal, m.l/dh)
1. Qori dabo dheer oo la qabsado leh oo biyaha la darsado. 2. ld qunde (2). Fandhaal weyn oo qori ka samaysan; qarsin; dhure.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg