qudduuc
(m.l) (-cdyo, m.dh)

Qof waxbixinta ku iimaan xun.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qudduuc

qudduucnimo [m.dh]
Qudduuc ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg