qulaami
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Ku q.: qof jirran jeenan siin. 2. ku q.: nafley wax ay cabto si khasab ah afka ugu shubid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qulaami

qulaamin [m.f.dh]
eeg qulaami. ld qulaamis.

qulaamis [m.l]
ld qulaamin.

shawl [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-wlay, -wshay)
Qof aad u jirran wax ku qulaamin. ld kawl².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg