qulaanqulshe
(m.l)(c.nafl.) Qaybta hore ee hunguri cadka afar addinleyda lafdhabarta leh, halkaasi oo berribiyoodka, xammaaratada, iyo naasleydu ay ku leeyihiin anduuqyada codka. ld qulaanqulye.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qulaanqulshe ↴
qulaanqulye [m.l]
Muruq iyo carjaw isku dhafan oo hunguri cadka korkiisa ku yaal. ld qulaanqulshe.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg