raadgoob
(m.l)Baarid la sameeyo si loo helo waxa maqani meesha uu maray. ld raad-goobid.
raadgoob
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)1. Waxa maqan meesha uu maray baarid. 2. Wax maqan doonid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raadgoob ↴
raadgoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raadgoob². ld raadgoob¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg