rac
(m.l)Kooxo nafley ah oo si nidaam leh isu dabajooga middood.
WARAC*
FARIIDKA
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rac ↴
raarac [m.l]
1. R. ah: meel hoobad ah. 2. ld raaricid.
raarac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday; -rici)
Wax meel sare ka soo laallaadid.
raaracan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cmay, -cantay)
ld raa-racsan¹.
raaracan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-cnaa, -cnayd)
ld raa-racsan².
raaracmid [m.dh]
ld raaracsamid.
raaracnaan [m.dh]
ld raaracsanaan.
raaracnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld raaracsanaan.
raaracsad [m.l]
ld raaracsasho.
raaracsamid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raaracsan¹. ld raa-racmid.
raaracsan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay)
Wax meel ka soo laallaada noqosho. ld raaracan¹.
r [m.dh]
(ra') Xarafka toban iyo toddobaad ee
xuruufta af soomaaliga, waana shibbane.