racrac
(m.l)Koox koox.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh racrac ↴
racracayn [m.f.dh]
eeg racracee.
racracee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-ceeyay, -ceysay)
Nafley racrac u qeybin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg