rad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)1. Badar wax la qooyay oo jilcay noqosho. 2. Maro muddo biyo ku dhex jirid.
suuradayn*
Muuqaal ama fikrad laga aaminsanyahay qof ama shay gaar ah. English: Stereotype
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Kamarad*
Aalad wax sawirta. Kaamiro.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Subuurada furaha*
- Keyboard
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rad ↴
faaddirad [m.dh]
Bil soon haweenay af-furan.
faajirad [m.dh]
Naag wax diinta xaaraantimaysay samaysa.
faakharad [m.dh]
Dabayl ka dhacda xeebaha badweynta Hindiya xilliga dayrta.
ibamarad [m.l]
ld ibamarasho. ibamarasho
kaafirad [m.dh] (-do, m.l)
(dii.) Haweenay aan diinta Islaamka rumeysnayn.
maangarad [m.l]
ld maangarasho.
naakirad [m.dh] (-do, m.l)
Naag sharcigu caddeeyay in ay ninkeeda caasi ku noqotay oo aan nin kale guursan karin. ld naakiro, naashiddo, naashiso, naashuusho.
qaarad [m.dh] (-do, m.l)
Shanta qaybood ee waaweyn oo dhulku u qaybsan yahay middood.
saaxirad [m.dh] (-do, m.l)
Naag sixirka taqaan.
sabarad [m.dh] (-do, m.l)
Tib bir ah oo dhinac fiiqan leh oo ceelasha iyo dhulka adag lagu qodo.
r [m.dh]
(ra') Xarafka toban iyo toddobaad ee
xuruufta af soomaaliga, waana shibbane.