radeeban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)1. Mindi, waran iwm wax la radeebay ahaansho. 2. Ciid, dhagax iwm wax hoos loo nabay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh radeeban ↴
radeebnaan [m.f.dh]
eeg radeeban. ld radeeb-naansho.
radeeb [m.l]
1. R. ah: mindi, waran iwm oo aan af wax gooya lahayn. 2. radeebid.
radeeb [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Mindi, waran iwm wax la radeebay noqosho. 2. Ciid, dhagax iwm wax hoos loo nabay noqosho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg