rafad
(m.l)ld rafasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rafad ↴
majarafad [m.dh] (-do, m.l)
Qalab ka kooban bir af ballaaran iyo daab dheer oo qori ah oo sida badan loo adeegsado ciid qaadidda ama qufidda; badiil.
masarafad [m.dh] (-do, m.l)
Dhawraarin yar oo caws ka samaysan, oo cunnada gogosha laga xijiyo.
masharafad [m.dh]
ld masharaaf.
rafasho [m.f.dh]
eeg rafo. ld rafad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg