rafcaan
(m.l)Go'aan maxkamadeed oo max-kamad ka sarreysa looga dacwoodo. ld racfaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rafcaan ↴
racfaan [m.l]
ld rafcaan.
rafcaanle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qof rafcaan qaata.
rafcaansane [m.l] (-nayaal, m.l/dh)
Qofka go'aanku u dhaco ee rafcaanka laga qaato.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg