rafiiq
(m.l) (-qyo, m.dh)Saaxiib; waday.
rafiiq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)La r.: qof la saaxiibid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rafiiq ↴
jaal [m.l] (-lal, m.l)
1. Saaxiib dhab ah; rafiiq; waday. 2. Koox tartan ciyaareed ku wada jira qof ka mid ah.
rafiiqid [m.f.dh]
eeg rafiiq².
rafiiqnimo [m.dh]
Rafiiq ahaansho.
wadey [m.l] (-yo, m.dh)
Jaal; saaxiib; rafiiq.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg