ragannimo
(m.dh)Rag ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ragannimo ↴
diric [m.l] (-cyo, m.dh)
1. Nin karti iyo ragannimo dheeraad ah leh. 2. Canbuur khafiif ah, si holofholof ah u tolan oo haweenku qaataan.
diricnimo [m.dh]
Nin karti iyo ragannimo dheeraad ah leh ahaansho.
ragrago [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
Ku r.: ragannimo iyo awood dheeraad ah cid ugu faanid iyada oo lagu diganayo.
warac [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-cyo, m.dh)
1. Qof dhowrsoon oo xumaha ka fogaado. 2. Qof ragannimo leh; geesi ah. 3. Labada gollood ee buurta middood.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg