ragcan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Maro, taayar iwm wax la ragcay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ragcan ↴
ragcanaan [m.f.dh]
eeg ragcan. ld ragca-naansho.
ragcanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ragcanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg