rakaabsi
(m.l)ld rakaabsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rakaabsi ↴
rakaabsasho [m.f.dh]
eeg rakaabso. ld rakaabsad, rakaabsi.
rakaab [m.l] (-byo, m.dh)
1. Bir ka lalmata kooraha labadiisa dhinac midkood. 2. Qoryo ceelasha afkooda lagu sameeyo si loogu shubo ama loogu galo. 3. Dad gaadiid raacay.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg