rakooc
(m.l)Madax in yar hoos u liicinta qof sameeyo hurdo darteed. ld rakoocid.
rakooc
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)Muddo yar hurdo darteed madaxa hoos in yar u liicin (qof).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rakooc ↴
rakoocid [m.f.dh]
eeg rakooc². ld rakooc¹.
rako [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Meel sare oo ku taal dusha geed, dhismo iwm oo wax la saarto ama la fuulo. 2. Meel ciriiri ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg