raquus
(m.l)1. Dhex gelidda wax dhex galo carro, dhoobo iwm. 2. Camajuujin wax la camajuujiyo. ld ruquus¹.
raquus
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-say, -stay)Wax, carro, dhoobo iwm gelgelin. ld ruquus².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raquus ↴
raquusid [m.f.dh]
eeg raquus². ld ruquusid.
ruquus [m.l]
ld raquus¹.
ruquus [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
ld raquus².
ruquusid [m.dh]
ld raquus¹, raquusid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg