rasan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)Qof aan nadaafadda ku dadaalin ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rasan ↴
carrasan [m.l]
Dhul saac iyo nur leh oo aan qaniin lahayn.
rasnaan [m.f.dh]
eeg rasan. ld rasnaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg