rasi
(m.dh)Nadaafaddarro iyo kala daad-sanaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rasi ↴
yurasil [m.l] (-lo, m.dh)
(baay.) Mid ka mid ah kuwa ugu muhiimsan waxyabaha ay ka koobanyihiin beysaska nukliyootaydhada iyo asiidh bu'eedda RNA. Waxa laga soo dhiraandhirriyaa bayramadiin.
ayodhiin [m.l]
(daaw.) Maaddo kiimikaad oo jirku u baahanyahay qaddar yar si loo gaaro koritaan caafimaad qaba. Jirka qof weyn waxa ku jira 30 mg. oo ayodhiin ah, inta badanna rasin ku tahay qanjirka dhiiqa ee taayroodka.
demokarasiya [m.dh]
Talis dawleed oo ku dhisan xukun uu dadweynuhu maamulo. ld demokarasiyad.
demokarasiyad [m.dh]
ld demokarasiya.
ekistarasistol [m.l]
(daaw.) Garaac wadne oo ka bilowdey meel ahayn halkuu caadi ahaan ka bilawanjiray, “Sinoatrial node”.
golobuliin [m.l]
(c.nafl.) Mid ka tirsan qayb borotiin ah oo ku milma milancusbeed aan rasiin ahayn kuna xargaga kulka. Qaybta badan oo golobuliin ah ayaa dhiigga ku jira: alfa, beeta iyo gaamma golobuliinka qaarkood ayaa ah ka hortagayaasha jeermiga iwm. Qaarna waxayd qaadaan: birta, dufanka iyo kobbarka dhiigga ku jira.
rasiid [m.l] (-dyo, m.dh)
Warqad qoraal ah oo la siiyo qof lacag laga qabtay.
rasiin [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
R. ah: shaah caleenta iyo sonkortuba ku badan yihiin.
rasiley [m.dh]
R. ah: naag baali ah.