rasiid
(m.l) (-dyo, m.dh)

Warqad qoraal ah oo la siiyo qof lacag laga qabtay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rasiid

rasi [m.dh]
Nadaafaddarro iyo kala daad-sanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg