raso-qaaradeed
(m.l) (-dyo, m.dh)(juqr.) Gogosha badda ee garabka ku haysa qaaradaha oo ay ku daboolan yihiin biyo gun gaaban. Sida caadiga ah guntaas biyuhu waxay xirtaa ilaa 600 oo cagood (182.9mmitir)
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raso-qaaradeed ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg