ratibid
(m.f.dh)eeg ratib². ld ratib¹ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ratibid ↴
xagal-adke [m.l] (-kayaal, m.l/dh)
(xis.) Ratibidda saddex addimaale ka sammaysma dhammaan xarriiqyo bar ka soo unkama halka bar wadaag ah isla markaana dhex mara xood sallax oo oodan.
ratib [m.l]
ld raatib; ld ratibid.
ratib [m.l]
ld raatib; ld ratibid.
ratib [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Hawl fulinteeda cid u xilsaarid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg