ray
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-yay, -ysay)1. Cid dagaal ama tartan ku guulaysasho. 2. Ka r.: cid xaalad liidata oo ay ku jirtay ka soo wanaag-sanaan.
looferay*
lumiyey waqti dhalin yaro nimada
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ray ↴
ibagorayee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-yeeyay, -yeysay)
Hal irmaan si aan wanaagsanayn naasaha uga
marid.
ibagorayeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ibagorayee.x ibagorayee
ibagorayeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la ibagorayeeyey ahaansho (hal irmaan).
ibagorayeysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ibagorayeysan. ld ibagorayeysnaansho. ibagorayeysnaansho
ibagorayeysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ibagorayeys-naan. ibagorayeys-naan
ibagorayo [m.dh]
Maridda hal irmaan si candhada ka bararisa loo maro.
ibagurayo [m.dh]
Bararka naasaha geela marka si xun loo maro ay bararaan.
saabcaarayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saabcaaree. saabcaaree
yabarayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yabaree. yabaree
raaciye [m.l]
1. Dad waddan ku wada nool inta maamulka haysa mooyaane inta kale oo la xukumo; shacbi. 2. Dad inta aan ciidan ahayn; rayid. ld raaciyad. raaciyad, rayid, shacbi
r [m.dh]
(ra') Xarafka toban iyo toddobaad ee
xuruufta af soomaaliga, waana shibbane.