reebi
(m.l)Biyaqabatin weyn ku sameysma buuraha agtooda.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh reebi ↴
gaajabbeel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eelay, -eeshay)
Nafley baahneyd gaajo iska reebid. ld qaajabbeel². qaajabbeel
nabsi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nabsi ku reebid.
raadreebid [m.dh]
Waxyaabaha loo keydiyo taariikh ahaan.
saamee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
1. Wax raad ku reebid. 2. Wax cid khuseyn.
ummuladdoox [m.l] (-xyo, m.dh)
1. Dilaa aan cidna u nixin oo wuxuu arkaba dila. 2. Colaad aan cidna la reebin.
xaasaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Xoolo tabardaran sabada ku reebid ama xannaanayn.
xamiiqreebid [m.dh]
Kabbasho.
celi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax soo socda dib u laabid. 2. U c.: wax ciddii lahayd dib ugu geyn. 3. Wax socda hakin. 4. Ku c.: fal hore loo sameeyey mar kale dib u samayn. 5. Iska c.: wax iska difaacid. 6. Ka c.: wax ka reebid.
dhantaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Cid wax ka maarmiddoodu dhib ku tahay ka reebid.
hambee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -baysay)
Cunto la cunayo qaar reebid.