reebtoon
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oomay, -oontay; -oomi)Ka r.: cid fal xun oo ay samayn jirtay ka waantoobid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh reebtoon ↴
reebtoomid [m.f.dh]
eeg reebtoon.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg