reemid
(m.f.dh)

eeg reen². ld riimid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh reemid

bakhtiwareemid [m.dh]
ld baqtiwareemid.

baqtiwareemid [m.f.dh]
eeg baqtiwareen². ld bakhtiwareemid, baqtiwareen¹.

dareemid [m.f.dh]
eeg dareen².

jadeen [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
1. Bahal libaax iwm reemid. 2. Nafley taahid.

jibaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Xoog u reemid; aad u taahid.

qareemid [m.f.dh]
eeg qareen².

tafwareemid [m.dh]
ld tafwareemasho.

wareemid [m.f.dh]
eeg wareen². ld warmayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg