reer
(m.l) (-ro, m.l)1. Laba qof oo isqaba iyo ubadkood; qoys. 2. Dhawr qoys oo wadaaga dhalasho ama degaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh reer ↴
jaahwareer [m.l]
1. Qas iyo shaki maskaxda galay wax lala garan waayo. 2. ld jaahwareerid. jaahwareerid
jaahwareer [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Qas iyo shaki maskaxda galay wax la garan waayid. ld jahawareer². jahawareer
jaahwareeri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid qas iyo shaki gelin. ld jahawareeri. jahawareeri
jaahwareerid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaahwareer². ld jaahwareer¹ (2), jahawareer¹, jahawareerid. jaahwareer, jahawareer, jahawareerid
jaahwareerin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaahwareeri. ld jahawareerin. jaahwareeri, jahawareerin
jaahwareersan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax jaahwareeray ahaansho. ld jahawareersan. jahawareersan
jaahwareersanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaahwareersan. ld jaahwareersanaansho jaha-wareersanaan. jaahwareersanaansho, jahawareersanaan
jaahwareersanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld jaahwareersanaan. jaahwareersanaan
raacato [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Dad reer guuraa ah oo miyiga ku nool oo xoolo dhaqda.
baadicarar [m.l]
Neef baadi ah oo reerihii uu la joogay ka carara.