reermagaal
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)1. Dadka intiisa magaalooyinka ku nool. 2. R.ah: qof ilbax ah. ld reermagaalo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh reermagaal ↴
ilbaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Reermagaal ahaansho. 2. Qof nolol magaalo aqoonsan, ahaansho.
reermagaalnimo [m.dh]
Qof reer magaal ah-aansho.
reermagaalo [m.l]
ld reermagaal.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg