reeryo
(m.dh)

ld heeryo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh reeryo

heeryo [m.dh]
Rarada awrka kolka la rarayo dusha laga saaro. ld reeryo.

reer [m.l] (-ro, m.l)
1. Laba qof oo isqaba iyo ubadkood; qoys. 2. Dhawr qoys oo wadaaga dhalasho ama degaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg