reexaan
(m.dh)

ld riixaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh reexaan

riire [m.l]
1. Nagaar udgoon oo sida reexaanta subagga lagu shiilo. 2. Qori xalleefsan, adag oo haragga xoolaha markuu qallalo hilbaha looga hoolo laguna jilciyo; hiige.

riixaan [m.dh]
Nagaar udgoon oo subagga lagu shiilo. ld reexaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg