ri'
(m.dh) (-iyo, m.l)

Neef aricad ah oo dheddig ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ri'

orgee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-geeyay, -geysay)
Orgi ri' tallaabid.

orgeysguur [m.l]
Waayidda uu sac ama ri' orgeysani waayo dibi ama orgi kuda (booda).

orgoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Sac ama ri' wax boodid u baahan noqosho.

dhoob [m.l]
Midab ri'cad dhabannada uga yaal.

gurumo [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
G. ah: ri'geeso gaagaaban.

mirir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rdhay, -rirtay)
1. Bir mirir yeelasho. 2. Ri'ilmeheeda wayday ciyid.

orgoodqab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Sac ama ri'wax la booday noqosho.

qurdo [m.dh]
1. Gabadh madaxa ka xiiran oo yuul ah. 2. Q. ah: ri'dhego yaryar oo foolxun.

ri' [m.dh] (-iyo, m.l)
Neef aricad ah oo dheddig ah.

shaqad [m.l] (-do, m.dh)
Sh. leh: ri'midab bar madow iyo bar cad isugu jira leh.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg