ribee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-beeyay, -beysay)

1. Cid masabidid. 2. U r.: cid u hanjabid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ribee

ribeyn [m.f.dh]
eeg ribee.

rib [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
R. ah: hoore adag.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg