ridasho
(m.f.dh)eeg rido.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ridasho ↴
degso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Wax meel kore saaran hoos uga qaadasho. 2. Sharci, xeer, iwm samaysasho. 3. Cunno meel ku jirta mid kale kaga ridasho.
gasho [f.g/lg3] (-shaday, -shatay)
1. (f.g) Wax la fasilay xirasho. 2. (f.g) Wax la tolay xirasho (kabo iwm). 3. (f.lg) Wax gudihiisa, wax ku ridasho. Tus. “Jeebka lacagta gasho.
qoriridasho [m.f.dh]
eeg qorirido.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg