ridiq
(m.l)

1. R. ah: cajiin. 2. ld ridqid.

ridiq
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-dqay, -diqday; -dqi)

Badar cajiimid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ridiq

ridqid [m.f.dh]
eeg ridiq². ld ridiq¹ (2).

rid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Wax hoos u sii deyn. 2. Qof jago ama dhibco ka qaadid. 3. Xabbad, waran iwm gannid. 4. Wax wax kale dul saarnaa ka tuurid. 5. Ka r.: dugaag ama tuug wax uu sito ka dhigid. 6. Ku r.: xoolo ama dad jid ay maraan ku hagaajin. 7. U r.: meel ama weel gudihiisa wax gelin si wax ku jira loogala soo baxo. 8. Isha ka r.: arrin xalkeeda asiibid. 9. Dib u r.: arrin fulinteeda dib u dhigid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg