ridqo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-qaday, -qatay)Badar cajiin ka dhigasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ridqo ↴
ridqasho [m.f.dh]
eeg ridqo.
shiid [m.l] (-dad, m.l)
1. Dhar dun adag, midabyo badan oo dumarku qaato. 2. (-dad, ml.) Laba dhagax oo isku dul wareega oo badarka lagu ridqo. 3. Dhagax.
rid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Wax hoos u sii deyn. 2. Qof jago ama dhibco ka qaadid. 3. Xabbad, waran iwm gannid. 4. Wax wax kale dul saarnaa ka tuurid. 5. Ka r.: dugaag ama tuug wax uu sito ka dhigid. 6. Ku r.: xoolo ama dad jid ay maraan ku hagaajin. 7. U r.: meel ama weel gudihiisa wax gelin si wax ku jira loogala soo baxo. 8. Isha ka r.: arrin xalkeeda asiibid. 9. Dib u r.: arrin fulinteeda dib u dhigid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg