rif
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-fay, -ftay)1. Dhogor ama baal si xoog ah maqaar uga gurid. 2. Laf hilib ka dhammeyn. 3. Maro dun ka bixin. 4. Ka r.: qof ciidan ka tirsan garaaddo ka qaadid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rif ↴
arifadh [m.dh] (-dho, m.l)
Mindi yar oo ariga lagu qasho.
biririf [m.dh] (-fo /-fyo, m.l)
Dhowr daqiiqadood oo hawl la hayey laga nasto.
bursaliid [m.l]
Bur la rifaaqay oo saliid lagu dubay. ld bursariir.
caarif [m.l] (-fiin, m.dh)
Nin aqoon dheerad ah leh.
carroguur [m.l]
(jool.) Rifanka ama lumista carrada sare, inta badanna waxa sababa falka dabaysha iyo roobka. ld carragguur.
cirif [m.l] (-fyo, m.dh)
Geeska ugu dambeeya ee ay ku dhammato meel ama shay. ld cidhf.
cirifayn [m.dh]
1. (fiis.) Xadaynta gariirrada ay leedahay hir gudbani, si gariirku ugu dhaco sallax keliya. Tusaale ahaan, kaaha birlab-danabeed waa dhaqaaqa hir gudban. 2. (fiis.) Yaraynta maayadda unugga Foolt, taas oo ka dhalata tuulmidda maxsuullada ka soo baxa falgalka kiimikaad.
dabayl-cirifeed [m.l] (-dyo, m.dh)
(c.cimi.) Dabaylaha aad u qabow ee dhaca meelaha cadaadiska sare leh ee agagaarka cirifyada xagga gobollada dhexe. Kubbad-badhka woqooyi guud ahaan waxay ka dhacaan (kacaan) woqooyi bari, kubbad-badhka koonfureedna koonfur bari.
dhirif [m.l]
Caro; xanaaq.
dhirif [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rfay, -riftay; -rfi)
Dhirif dareemid.
r [m.dh]
(ra') Xarafka toban iyo toddobaad ee
xuruufta af soomaaliga, waana shibbane.