rifaaq
(m.l)ld rafaaq¹.
rifaaq
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-qay, -qday)ld rafaaji.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rifaaq ↴
bursaliid [m.l]
Bur la rifaaqay oo saliid lagu dubay. ld bursariir.
rafaaji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cajiin, dhoobo iwm oo qoyan gacan ku qasid. ld rafaaq², rifaaq².
rafaajin [m.f.dh]
eeg rafaaji. ld rafaaq¹, rafaaqid, rifaaqid.
rifaaqid [m.dh]
ld rafaajin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg