rifid
(m.f.dh)eeg rif.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rifid ↴
rifrifid [m.f.dh]
eeg rifrif².
sarrifid [m.f.dh]
eeg sarrif². ld sarrif¹ (2).
sharrifid [m.f.dh]
eeg sharrif.
tif [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
1. Qori wax dhuuban ka dhigid. 2. Wax duf ka rifid.
rif [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
1. Dhogor ama baal si xoog ah maqaar uga gurid. 2. Laf hilib ka dhammeyn. 3. Maro dun ka bixin. 4. Ka r.: qof ciidan ka tirsan garaaddo ka qaadid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg