rifo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-ftay, -fatay)

1. Dhogor, baal iwm maqaar xoog uga gurasho. 2. Laf hilib ka feenasho. 3. Caw, nagaar iwm xoolo ilka ku goosasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rifo

dhirifoobid [m.f.dh]
eeg dhirifow.

dhirifow [m.l]
1. Marax. 2. Suyuc.

dhirifow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Hilib suyuc yeelasho.

rifasho [m.f.dh]
eeg rifo. ld rifad.

rifrifo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ftay, -fatay)
Laf hilib ka feenasho.

sarrifo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ftay, -fatay)
Lacag isku taal jajab u beddelasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg