rifrifan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fmay, -fantay)Timo, dhogor, derin, xaashi iwm, wax rifrifmay noqosho.
rifrifan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-fnaa, -fnayd)Timo, dhogor, waraaqo iwm, wax la rifrifay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rifrifan ↴
rifrifmid [m.f.dh]
eeg rifrifan¹.
rifrifnaan [m.f.dh]
eeg rifrifan². ld rifrifnaansho.
rifrif [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Timo si xun loo xiiray. 2. Ganka ay yeeshaan maro, derin iwm. 3. Cad-cad ka haray wax la kala googooyay.
rifrif [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
1. Timo, dhogor iwm si aan sinnayn u xiirid. 2. Waraaq, maro iwm cadcad yaryar u googooyn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg