rigaax
(m.l)

Daal iyo jiiro go'.

rigaax
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-xay, -xday)

1. (f.g) Wax si aad ah u burburin. 2. (f.mg) Daal iyo jiiro go'dareemid.

rigaax
(m.l)

ld riyaax¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rigaax

rigaaxid [m.f.dh]
eeg rigaax².

riyaax [m.l]
1. Cudur dadka ku dhaca oo nafaqo la'aantu keento. 2. Jiirgo'iyo daal ka dhasha socodka dheer. ld rigaax³.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg