rigrig
(m.l)

Tolmo lagu celceliyo, la adkeeyo. ld rigrigo.

rigrig
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)

Weel rigrigo afka kaga tolid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rigrig

qarbidix [m.dh]
Tolmada ugu dambeysa ee weel afkiisa lagu sameeyo; rigrigo.

qarbidix [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Weel rigrig afka kaga tolid.

rigrigan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
Wax rigrig lagu tolay ahaansho (weel).

rigrigasho [m.f.dh]
eeg rigrigo².

rigrigee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-geeyay, -geysay)
Weel rigrigo u yeelid.

rigrigeyn [m.f.dh]
eeg rigrigee.

rigrigid [m.f.dh]
eeg rigrig².

rigrignaan [m.f.dh]
eeg rigrigan. ld rigrig-naansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg